Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo ka warbixisay qorshe sanadeedka horumarinta Ciyaaraha 

0
139

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciyaaraha noocyadooda kala duwan  waxaa ay door wayn ka qaatan is dhex-galka bulshada waxaana inta badan dhalinyaradu ay ku kulmaan ama isku bartaan goobaha lagu ciyaaru kubada waxaa ayna taasi qayb ka tahay is dhexgalka bulshada.

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in ay wado qorshayaal lagu horumarinayo  Ciyaaraha.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here