Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Jubbaland iyo hanti dhowraha guud ee Jubbaland ayaa waxay dhagax dhigeen xarun
logu talagalay in logu shaqeeyo xafiska hanti dhowrka guud iyo ladagalanka musuqmaasuq
kulanka dhagax dhiga ayaa waxaa ka soo qeybgalay Guddoomiyaha golaha wakiilada Jubbaland iyo hanti dhowraha guud ee Jubbaland .
Gudomiyaha Hanti dhowrka guud iyo ladagalanka musuqmaasuq ayaa warbahinta ugu warbixiyay qorshaha lagu talagalay xarunta cusub ee la dhagax dhigay .
Guddoomiyaha golaha wakiilada Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdirahaman ayaa ka hadlay muhimada ay leedahay dhagax dhigana isgana ku bogadiyay hay’ada loo xilsaray in ay dardargaliyaan dhisid xarunta .