Gudiga SEIT Jubbaland oo Maanta shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay musharaxiinta u tartmaysa 3 kursi ee la filaayo in ay arbacada la qabto doorashooyinkooda.

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga SEIT Jubbaland ayaa shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay musharaxiinta u tartmaysa 3- kursi ee arbacada la qabanayo doorashooyinkooda..

Gudiyada soo xulay 3 kursi ee la filaayo in ay arabacada dhaxado doorshadoda kuwaas oo kala ah Hop126 , Hop 118 iyo Hop 127 gudi kasta  oo ka mid ah gudiyadan ayaa ka kobanaa sadax nabadoon iyo labo xubanood oo ka socday ururada rayidka bulshada .
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here