Kismaayo oo Laga dahfurey mashruuc ay ka faa`iideysan doonaan ay dadka abaaraha saameeyeen ee deegaanada Jubbaland

0
143

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daahfurey Mashruuca Lacag bixinta ee loogu talagalay dadka ay saameysay abaarta gaar ahaan kuwa kunool degmada badhaadhe iyo Gobalka Gado.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here