Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbbaland oo faahfaahisay qorshaha waxbarshada Gabdhaha

0
145

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tayada waxbarshada gabdhaha wax ka abarta Jubbaland ayaa sanadaha ay yihiin kuwa ka wanaaagsan sanadii hore iyadoo ay waalidiinta Soomaaliyeed ay ku baraarugeen in ay gabdhaha ay waxa baran karaan.

Gabdhaha waxa barta iskuulada Ku yaall Jubbaland   ayaa  natiijooyin wanaagsan ay ka gareen imtixanaanka iskuulada laga qaado waxiyna taaasi ay qeyb ka tahay hormarka dhinac waxbarshada ay ka gareen gabdhaha waxabarta dowlad goboleedka Jubbland.
Agaasimaha guud Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowlad Goboleedka Jubbbaland  oo aan ku boqnay Xafiiskiisa ayaa warbahinta Waamo ugu  warbixiyey hormarada laga gaaray waxbarshada gabdhaha.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here