Lix kursi oo ka mid ah Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Kismaayo lagu doortay

0
139
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudgiga Hirgalinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Waxey  maanta magaalda Kismaayo kuqabtay Doorashada lix kamdi ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ee ay Deegaan Doorasahadooda Tahay Jubbaland
mudanayaasha lixda ah ee  ladoortay  Afar kamdi ah waxaa ay Galeen Tartan halka labo kamid ahna loo Tanaasulay .

Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here