Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka Maareeynta iyo Musiibooyinka Jubbaland ayaa waayadii dambe waday dadaallo kala duwan oo loogu gurmanayo dadkii ay saameysay abaartii baahsaneyd ee ku dhufatay qaar ka mid ah deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.