Arday wax ku soo bartay deegaanada Puntland oo kulan la qaatay bahda Garsoorka Jubbaland

0
113
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada waa aas-aaska nolosha qof walba oo dunida joogo waxa uu jecel yahay inuu noloshiisa hor mariyo oo uu wax barta waxay rabto ha noqotee,waxaa jira dhalinyaro badan oo deegaanka wax ku bartay iyo kuwo kale oo meelo kale wax kusoo bartay kuwaa oo kunool magaalada kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here