Farsamo yaqaanada Deegaanada Jubbaland oo codsaday in Loo Hormariyo Xirafadooda.

0
282

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Farsamo yaqaanka waa shaqaale ka shaqeeya qaybta farsmada gacanta wuxuu gacantiisa ku soo saaraa alaabta aynu guryaha ku isticmaalno qeybo kamid ah waana mid  ku xeel-dheer xirfaddiisa iyo  farsamadiisa waxa  la xiriira.

Dhamaan Farsamayaqaanada ku nool deegaanada Jubbaland ayaa waxaa ay Dawalada Goboleedka Jubbaland iyo cidkaasta oo ka caawin karta sidii ay u horumarin lahaayeen Xirfadooda ay soo dhaweynayaa ayna u baahan yihiin cid hor marisa Xirfadooda.
Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here