Haweenka ka shaqeeya dhagax Jabinta oo warbixiyay caqabadaha ay shaqadaan kala kulmaan

0
154

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wixii ka danbeeyay burburkii dalka ka dhacay  soddon sano ka hor Haween Soomaaliyeed waxaa ay noqdeen kuwo u dub dhaxaad u ah bulshada una istaagay ka qayb qaadashada samata bixinta umadda soomaliyed ee ay colaadaha sokeeye ku habsadeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here