Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo tababar aqoon kororsi ah u qabatay qaar ka mid ah howl-wadeenada Wasaaradda

0
161
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Ganacsiga Jubbalandย  ayaa waxaa magaalada Kismaayo ku qabtay tababar ay ka faiidesan donaan shaqalaha wasaarada ganacsiga.
Tababarka oo soocon doona mudo afar maalin ayaa waxaa lagu baran doona sare u qaadista xirfada shaqalaha .

 

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here