Kaddib Cameroon xulkii labaad oo iska xaadiriyey wareegga 16-ka Koobka qarammada qaaradda Afrika

0
153

 Kaddib markii uu xulka marti gelinaya Koobka qarammada qaaradda Afrika sanadkan ee Cameroon uu noqday xulkii ugu horreeyey ee iska xaadiriyey wareegga 16-ka tartankan, ayaa hadda xalay waxaa soo gudbay xulkii labaad.

Morocco ayaa noqday xulkii labaad ee iska xaadiriya wareegga 16-ka Koobka qarammada qaaradda Afrika ee AFCON, kaddib Cameroon.

Xulka Morocco waxa ay xalay 2-0 uga adkaadeen dhiggooda Comoros, halka kulankooda xiga ee Guruubka ay la leeyihiin xulka Gabon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here