Dhalinyarada ku nool deegaanka Cabdalle Biroole oo codsaday in deegaanka laga hirgaliyo dugsi sare iyo goob farsamada gacan ah

0
187
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool deegaanka Cabdalle Biroole ayaa codsaday in deegaanka laga hir galiyo ama laga sameeyo Dugsi sare oo ay ardayda deegaanka baahi weyn u qabaan si ay usii wataan waxbarashadooda,Gudoomiyaha Dhalinyarada ku nool deegaanka Cabdalle Biroole Haruun Daahir Cusmaan iyo Gudoomiayaha Ciyaaraha ayaa warbaahinta uga warbixiyay baahiyaha ka jira deegaanka iyo waxyaabaha ay u baahan yihiin Dhalinyarada ku nool deegaanka Cabdalle Biroole.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here