Arday Dhameysay Xirfada Cumputer-ka oo ka qalinjabisay Macadka Farsamada Gacanta ee KTI

0
209

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Macadka Farsamada Gacanta ee KTI ayaa ah Mac-had soo saaray arday badan oo baratay xirfado kala duwan oo farsamada gacanta ah kuwaa oo maanta ay shaqo abuur unoqotay.

Macadka Farsamada Gacanta ee KTI ayaa xaflad qalin jabin ah uqabtay ilaa 40 arday oo baratay Xirfada Cumputer-ka kuwaa oo isugu jiro wiilal iyo gabdho waxa ayna baranaayey ilaa 6 bilood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here