Sare u kac laga dareemayo Suuqa Xoolaha ee magaalada Kismaayo

0
292

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa  yaraaday  xoolihii la keeni jiray Suuqa xoolaha ee magaalada kismaayo, taas oo keentay in  uu sara u kac ku yimaado  qiimaha la kala siisto xoolah Suuqa la keeno sida Geela, Ariga iyo Lo’da.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here