Wasiirka Amniga Jubbaland oo Hambalyo u diray Booliiska Soomaaliyeed

0
221
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxaa la Aas-aasay 20-kii Diseembar sanadkii 1943kii, waana kan ugu faca weyn Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed, waxaana lagu tilmaamaa hooyada Ciidamada Qalabka Sida.
 78-Sano guuradii  kasoo wareegatagay aas-aaskooda ayay  u Dabaal Dagayaan maanta ciidanka booliiska Somaliyeed.

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here