Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka Badar oo ka mid ah kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo ayna deganyihiin ilaa labo boqol oo Qoys oo barakacayaal ah ayaa la aas aasay sanadkii 1993 xiligaas oo uu dalka ka dhacay burbur xooggan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.