Wasiirka Cadaaladda Jubbaland oo dhagax dhigay Masaajid iyo Madaraso

0
201

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda, Awqafta Iyo Arrimaha Diinta Jubbaland  ayaa waxaa magaalada Kismaayo ka dhagax dhigtay xarun cusub oo lagu dhisaaya Masid iyo machad diini ah oo lagu talaga galay in ay ka faa’iideystaan bulshada ku nool magaalada kismaayo.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here