Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhawaan ayey ahayd markii maamulka dowladda hoose ee degmada Kismaayo ayaa Suuq yaraha maagaalada ka rareen waratada Gaari gacanlayaasha,kuwaas oo loo raray Suuqa weyn ee Kalluunka,halkaas oo laga siiyay goobo nidaamsan oo ay ku ganacsadaan.
qaar ka mid ah dadka ku ganacsada Suuqa ayaa ka warbixiyay is badalka ku yimid waddooyin Suuqyada,ka dib raritaanka dadka loo yaqaano waratada ee gaari gacanada ku shaqaysta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.