Goobaha Jir dhiska oo ku soo badanaayo Kismaayo

0
306

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa muddooyinkii danbe waxaa ku soo badanayay goobaha Jimicsiga,kuwaas oo ay dhalinyaro badan uga faa’iidaystaan in ay jirkooda ku dhisaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here