Munaasabadda Dabbaal-degga sannad-guurada 3,aad ee Idaacadda Waamo oo Kismaayo lagu qabtay (SAWIRRO)

0
185
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Idaacada Waamo oo ah Idaacada ka shaqeysa arimaha bulshada ayaa waxaa la aas`aasay 15-December-2019 maalinkii shalay eheyd ayey u dabaaldagtay sannad-guuradii 3-aad ee ka soo wareegatay markii dhidibada loo taagay.
Hotel Maamuus ayaa lagu qabtay xaflad si qurux badan loo soo agaasimay,waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland sida Odoyaasha Dhaqanka,Haweenka, Dhalinyarada iyo qaar ka mid ah Dhageystayaashii Mudadaasi dheer la soo shaqeeyay Idaacadda.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here