Maamullka dhalinyarada degmada Kismaayo oo sheegay in ay doorkooda ka qaadanayaan gurmadka Abaarah

0
149
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeganada Jubbaland waxaa ka jira abaaro aad u daran iyadoona ay dadka xoola dhaqatada qaar kood ay ku xoolo beeleen,dadkaasi ayaa waxa ay u baahan yihiin cawimaad deg deg ah.
Taasi oo jirto awgeed door intee la eg ayey ka qaadan karaan dhalinyarada degmada Kismaayo u gurmashada dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku nool deeganada Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here