Ardayda Jaamacadda Kismaayo oo Doortay Guddoomiyaha Ardayda Jaamaacada

0
248
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Kismaayo ayaa lagu qabtay doorashada hogaanka ardayda Jaamacada oo sanadkiiba mar la qabto waxaana madasha doorashada ka soo qayb-galay  qaar ka mid ah madaxda shirkadaha waa wayn ee Degmada  Kismaayo iyo Masuuliyiin matalayay bahda Waxbarashada.
Aradayda codaynaysay ayaa  hab online ah codkooda ku dhiibanayay waxaana habkan casriga ah  ee online -ka ah uu ahaa mid loogu talo-galay in looga fogaado musuq doorashada ku yimaada.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here