1,000 qoys oo kamid ah Dadka ay abaarahu Saameyeen ee ku nool Duleedka Kismaayo oo Deeq Rashiin ah la gaarsiyay

0
268

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Zam-Zam Fondation oo kashaqeysa Maamulka Degmada Kismaayo ayaa maanta Deeq raashiin ah Gaarsiisay kun qoys oo kamid ah dadka ay aadka u saameyeen Abaaraha Kajiro Deegaadana Dowlad Goboleedka Jubbland  waxaana deeqdaan rashiinka ah ay isugu jirtay bur,Bariis iyo Saliid.

Iidle adan maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here