Qaar ka mid ah dadka ay abaartu saamaysay ee ku soo barakacay deleedka Kismaayo oo la gaar siiyay deeq raashin ah

0
259

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ilaa labo kun oo qoys oo ka mid ah dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku soo barakacay duleedka Magaalada Kismaayo ayaa lagaarsiiyay deeq raashin ah oo ka timid isu taga dowlada imaaraadka Carabta.

Raashinkan oo ka kooban noocyada kala duwan ee maciishada qutul duruuriga sida bur,bariis ,caano iyo saliid ayaa waxaa dadka barakacayaasha ah gaarsiiyay maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here