Dadka ku ganacsada Suuq weynaha Kismaayo oo ka warbixiyay dhaqdhaqaaqa Suuqa

0
263
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqaweynaha  magaalada Kismaayo ayaa dhawaan waxaa dayac tir ku sameeysay Wasaaradda  Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kaashaneyso hay’adda GIZ.
Suuqa ayaa haatan waxaa ku ganacsado ganacsato kala duwan waxaana lagu iibiyaa bagaashka nooc yadiisa kala duwan qudaarta iyo kaluunka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here