Jubbbaland oo gargaar gaarsiisay barakacayaasha duleedka Kismaayo

0
230
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar Ka mid ah wasaaraddaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  ayaa waxay  Bulshada ku nool deegaanka Luglow garsiiyay deeq Raashin ah oo loogu talo-galay  dadka ay aabarahu saameyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here