Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo kulan u qabatay Hay’adaha Gargaarka ee Kahowl-gala Kismaayo

0
273

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha & Tamarta Jubbaland Mudane Axmed Xuseen Baraki ayaa maanta kulan la qaatay hay’adaha ka hawl-gala magaalada Kismaayo gaar ahaana kuwa ay wada shaqayntu kala dhaxayso Wasaaradda ,waxaa kulanka looga Arin sanaayay Sidii wax looga qaban lahaa abaaraha kusoo noq noqday Deegaaanada Dowlada Gobleedka Jubbaland abaartaasi oo saakeyn weyn kuyeelatay Dadka iyo duunyada kunool meelaha miyiga ah ee ay biyo la.aanta ka jirto.

Iidle Aadab Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here