Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dharka lagu iibiyo wareetoyinka ayaa ku soo badan magaalada Kismaayo waxaana moodaa in dadka ay door bidayaan inaye iibisadaan dharka lagu iibiyo wareetoyinka.
Dadka ka ganacsada ayaa ah kuwa shaqeysta iibinta dharka madaama ay yihiin dad dan yar ah oo aan laheyn awoodooda dhaqaale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.