Barnaamijka gurmadka abaaraha oo maanta laga daah-furay magaalada Kismaaayo

0
317
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururada Dhalinyarada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa daahfuray Barmamij Gurmadka Abaaraha.
Barnaamijkan ayaa waxaa gurmad loogu fidinayaa dadka abaaraha ay saameeyeen ee ku sugan deeganada Jubbaland.
waxaana daah furka barnaamijkan gurmadka abaaraha dhalinyarada Kismaayo ka soo qeyb galay gudoomiyaasha dhalinyarada gobalka Jubbada Hoose iyo kan degmada Kismaayo iyo gudoomiyaha ururka ardeyda Jubbaland iyo culimaa’udiin haween iy dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here