wasaaradda haweenka arimaha Qoyska iyo xaquuqul insaanka Jubbland oo deeq raashiin ah gaarsiisay barakacayaal.

0
335

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xaquuqul Insaanka Jubbaland iyo wafdi ay hogaminayaan ayaa waxay gaarsiiyeen deeq raashiin ah barakacayaal ku nool deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka Kismaayo,deeqdan la gaarsiiyay deegaanka ayaa waxa ay imanesaa xilli ay ku soo barkaceen deegaanka dadka ay sameeyeen abaaraha.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here