Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbland ayaa waxay Kismaayo Ku qabatay kulan lagu fahamsiinaayo bulshada kor u qaadidda wacyiga bulshada ee Federaalka,waxuuna socon donaa labo maalin.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ururada rayidka bulshada ,agaasimaha guud arimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisinta Jubbland iyo qeyb kale duwan ee Bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.