Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland ayaa waxaa ay maanta kulan ku yeesheen magaalada Kismaayo iyagoo dib eegis ku samenayaa qorshayaasha u qabsoomay Wasaaradaha ka howgala Jubbland.
Intii uu socoday kulanka ayaa waxaa la soo bandhigay qorshayaasha mudan in la hergaliyo sanadkaan.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.