Shirka Hourmarinta Waxbarashada Dalka oo Maanta Kismaay ka furmay

0
200

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hidda iyo Tacliinta sare ee Xukumada Fadaraalka Somaaliya Cabdulaahi Abukar xaaji ayaa maanta daah furay Kulanka Wasaaradaha Waxbarashada ee dawlad Gobaleedyada Dalka,Dowladaha Federaalka iyo Gobolka Banaadir oo ay marti galisay Wasaarada waxbarashada Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here