Xarun ay ku shaqeyn doonaan howl-wadeenada  mashruca wadooyinka Jubbaland oo xariga laga jaray

0
257

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda howlaha guud iyo guryeenta Jubbaland iyo gudoomiyaha degmada Kismaayo ayaa si wada jir ah xariga ugu jaray xarun ay ku shaqeyn doonaan howl-wadeenada mashruca wadooyinka Jubbaland kaas oo uu maal galinayo Bankiga aduunka.

Xaruntan ayaa waxa ay ka koobantahay laba qeybood oo kala ah  xafiis iyo qeyb lagu baari doono qalabka dhismaha wadooyinka.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here