Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhawaan ayay aheyd markii uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Kismaayo u soo magacaabay Cumar Cabdulaahi maxamed,Ururada magaalada kismaayo ay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Dowlada Goboleedka Jubbaland ku qabteen kulan weyne ay ku soo dhaweynayaan Gudoomiyaha Cusub ee Degmada kismaayo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay