Sare u kaca Qiimaha Shidaalka oo saameyn ku yeelatay Gaadiidka Tagaasida magaalada Kismaayo

0
325

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbadalka kuyimid qiimaha la iibiyo  shidaalka Suuqyada magaalada Kismaayo ayaa saameyn weyn ku yeelatay Darawalada Tagaasida ka dhex shaqeeyo xaafadaha magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here