Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka ku ganacsada Gaari gaacanada ayaa maamulka Degmada Kismaayo waxaa ay fareen in muddo seddax cisho gudeheed ah ay uga guuraan Suuq yaraha magaalada Kismaayo,waxaana loo diyaariyay goobo ay ku ganacsadaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.