Farsamo yaqaan ka Qalin jibiyay mid ka mid ah Jaamacadaha magaalada Baladweyne

0
286

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ismaaciil Xassan Cabdulahi (Dooli) oo ka mid ah Dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne wuxuu ku shaqeeysta xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan sameeynta dhalooyinka TV-yada iyo Koombiitarada taasoo uu ka mareeyo nolosha qoyskiisa.

Doolli marka laga soo tago inuu ku shaqeysto xirfaddan wuxuu ku dhiiraday inuu wax barto isagoo dhawaan dhameeyay jaamacadda Plasma faraceeda Magaalada Baladweyne oo uu ka bartay maamulka iyo ganacsiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here