Xeer Ilaaliyaha Jubbaland oo kormeeray Xabsiga dhexe ee Kismaayo

0
189

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xeer ilaaliyaha guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee Degmada kismaayo iyo Xarunta danbi baarista Ciidanka Booliiska Dowlad Goboledka Jubbaland,kormeerka xeer ilaaliyaha ayaana daarnaa u kuur galidda howlaha shaqo ee xaruna ka soconaya.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here