Barakacayaasha Deegaanka yaaq-raar oo codsaday in gargaar lala gaaro

0
190

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka ay saamaaysay abaarta ka jirta deegaanada  Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa ku soo barakacay deegaanka Yaaq-raar ee galbeedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose,waxayna codsadeen in gargaar lala soo gaaro.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here