Xeer ilaaliyaha Jubbaland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday EU

0
183

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi balaraan oo ka socada EU ayaa waxaa ay kulan kula qateen magaalada Kismaayo Xeer Ilaaliyaha guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland,iyagona ay ka wadahadleen sidii loo hormarin lahaa howlahada Caddaalada iyo xeer ilaalinta  Garsoorka Jubbaland.

Abdinur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here