kulan looga hadlaayay ka qayb galka Haweenka ee Siyaasadda oo Kismaayo lagu qabtay

0
260

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowlaha hoose Ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlaayay  ka qayb galka Haweenka ee Siyaasadda heer  Deegaan  iyo midda Fadaraalka maadaama dalku uu galay Jawi Doorasho,islamarkaan ay soocdaan Ol’ole xooggan oo lagu doonaayo in la muujiyo matalaadda doorka Haweynka ee masraxyada Siyaasadda.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here