Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka badda Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxuuu kulan la qaatay wafti ka socoda Hey’ada EU kuwasoo ay u kuur galayeen sida ay u shaqeeysa Dakadda magaalada Kismaayo iyagoo lagu soo wareejiyay wafdiga qeyb kale duwan ay ka kooban tahay Dakada.
Cabdinur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.