Kulan looga hadlayay yareeynta isticmaalka Dhuxusha oo Kismaayo lagu qabtay

0
201

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daahfurtay  kulan ku saabsan Joogteeynta xal u helidda iyo hoos u dhigida isticmaalka Dhuxusha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here