Wararka Barakacayaasha Duleedka Goobweyn codsi u diray Dowlad Goboleedka Jubbaland By admin - November 15, 2021 0 393 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysas ku soo barakacay Dooxa Garaseey ee duleedka Goobweyn kana soo barakacay deegaanada ay baahsan abaaraha ku dhufatay oo codsaday in loo fidiyo gargaar deg deg ah. Cabdi Nuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2021/11/warka-Abdinoor-Qoysas-ku-soo-barakacay-Dooxa-Garaseey-ee-duleedka-Goobweyn-.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X