Isbitaalka Xaafadda Madiina oo ay soo wajahday Daawo yari

0
253

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka deggan Xaafada Madiina ee magaalada Kismaayo oo ay deganyihiin dadka dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga dalka Kenya ayaa sheegay in ay soo wajaheen caqabado dhowr ah,oo ka mid yihiin Isbitaalka Xaafada,Suuq la,aan heysato Xaafadda,iyo wadada oo bacaad xidhay.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here