Maamulka Iskuulka Rugta oo Sheegay in Ay Saameyn  Ku yeshaan taleefoonada casriga.

0
193
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Taleefoonada carsiga ah ee Loo yaqaano Smart phone-ka ayaa ah ku istimaalkoodu uu saameyn togan ku yeesho goobaha waxbarashada waxaa ayna ardayda qaar kood ay casharadooda kaga mashquulan isticmaalka aaladaha kala duwan ee taleefoonada laga isticmaalo.
Aaladaha ay ardayda wax kabarta iskuulada degmada Kismaayo iyo guud ahaan dalkeenaba aadka u is ticmalaan ayaa waxaa ka mid ah Aalada Tik Tok kaas oo dadka istimaala ay ku dubaan vedio gaagaaban.
Xamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here