Qoysas ka soo barakacay deegaano ka tirsan G/J/Hoose oo codsaday gar-gaar Bina’aadanimo

0
214

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dad danyar ah oo ka soo barakacay deegaanada Fuumo,Madhawo,Jiiroole iyo deegaano kale oo ay abaartu saamaaysay ayaa Dowlad goboleedka Jubbaland ka codsaday gar-gaar Bina’aadanimo oo deg-deg ah.

Qoysaskan oo ka badan ilaa 30 qoys ayaa hadda dagan  kaawada badar ee duleedka Magaalada Kismaayo halkaas oo ay horay u sii daganaayeen dad kale oo danyar waxaa ayna wajahayaan dhibaatooyin ay ka mid yihiin Biyo yari, Caafimaad xumo iyo  hoy la’aan.

Xamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here