Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kulan la qaadatay Hay’adda UNICEF.

0
215
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kulan la qaadatay hay’adda UNICEF iyo hay’addaha kale ee teegeerto.
Iyadoo kulanka lagu lafa gurayey ajandaashii sanadkan yaalay iyo kuwa hada u baahan in wax laga qabto waxaana kulanka ka soo qeyb galay  hay’addaha hoos taga  UNICEF  iyo madax ka socotay hay’adda UNICE,wasiirka wasaaradda Caafimaadka Jubbaland iyo agaasimaal ka tirsan wasaaradda.
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Maxamed Cabdi Oogle,oo daah furay kulanka ayaa ka warbixiyey waxyaabaha looga wada hadlay kulank inta uu socday .
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here